Skip to content

Macneyste/lesson-one-node

Folders and files

NameName
Last commit message
Last commit date

Latest commit

 

History

3 Commits
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Repository files navigation

Assignments Backend

Mashruucan waa backend yar oo lagu dhisay Node.js iyo Express.

Ujeedadiisu waa in lagu barto backend-ka aasaasiga ah sida:

  • samaynta server
  • qorista routes
  • soo bandhigista data
  • wax ka beddelka data
  • tirtirista data

Data-da mashruucan waxa lagu hayaa array ku jira code-ka, sidaas darteed database lama isticmaalin.

Waxa Uu Project-kan Qabtaa

Project-kan waxa uu maamulaa assignments yar yar. Assignment kasta waxa uu leeyahay:

  • id
  • title
  • status
  • score

Sida Loo Shido

  1. Ku fur project-ka terminal.
  2. Ku qor:
npm install
  1. Kadib shid server-ka:
npm run dev
  1. Haddii uu shaqaynayo waxaad arki doontaa:
Server is running on port 8000

Server Link

http://localhost:8000

Routes-ka Jira

1. Home

GET /

Route-kan waxa uu sheegayaa in backend-ku socdo.

Jawaabta:

Assignments backend is running

2. Soo Qaado Assignments-ka

GET /assignments

Route-kan waxa uu soo celinayaa assignments-ka oo dhan.

3. Update Garee Assignment

PATCH /assignments/:id

Route-kan waxa uu wax ka beddelayaa assignment adigoo isticmaalaya id.

Tusaale body:

{
  "status": "completed",
  "score": 90
}

4. Delete Garee Assignment

DELETE /assignments/:id

Route-kan waxa uu tirtirayaa assignment-ka aad dooratay.

Sida Loo Tijaabiyo

Waxaad ku tijaabin kartaa:

  • Postman
  • Thunder Client
  • browser-ka qaybta GET

Fiiro Gaar Ah

Maadaama data-du ku jirto array:

  • wax walba waa ku meel gaar
  • haddii server-ka dib loo shido, data-dii hore way soo noqonaysaa

About

No description, website, or topics provided.

Resources

Stars

Watchers

Forks

Releases

No releases published

Packages

 
 
 

Contributors